Somali News

Dhageyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka codsadey..

Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland oo Garowe ka daah-furay shirka Kalluumeysatada Soomaaliyeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in si dhab ah looga wada faa’ideysto kheyraadka dalka, kaas oo uu tilmaamay in uu wada deeqo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Deni ayaa ganacsatada ka dalbaday in ay isu gacan qabtaan hanaanka looga wada faa’ideysan karo kheyraadka ay leedahay Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa xusay in ka maamul ahaan ay door muuqda ka qaadan doonaan hormarinta ganacsiga Soomaaliyeed.

Related posts

Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Shakir iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo socdaal ku tagay deegaano….

admin

Dhagayso:- Madaxweynaha Maamulka Gobalada Dhexe oo Maamul u Magacaabay Degmada Xeraale

Tifaftiraha K24

Tahniyad Aroos oo ku socota Sadiq Urdox Cali iyo Siciido Yusuf Ciid

admin