Dhageyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo eedeyn ujeediyey.

0

Siciid Deni Madaxweynaha Maamulka  Puntland  oo eedeyn u jeediyay Xukuumada  Somaliya.

Saciid Deni  ayaa sheegay in puntland welwel ka qebto wada shaqeynta Xukuumada  Somaliya  asagoona ka hadlay arimo badan oo hada taagan.