Somali News

Dhageyso: Maamulka Puntland oo yeeshay markii ugu horeysay.

Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Mamulaka Puntland  ayaa markii ugu horeysay daaha ka rogay in ay Xukuumadiisu hirgalisay Sanduuqa Keyd maaliyadeedka ee dawladda Puntland, kaas oo aan lahirgalin 20-kii sanno ee lasoo dhaafay.

Madaxweynaha Maamulak Puntland oo la hadlaayay Jaaliyadda Puntland ee dalka Imaaraatka Carabta, ayaa sheegay in ay keydkan abuureen dhawaan, kuna bilaabeen waqtigii kala guurka.

Related posts

Maamulka maaliyadeed ee wasaaradda howlaha guud oo lagu wareejiyay wasaaradda maaliyadda+Sawirro

admin

DEG DEG: Dab xoogan oo goordhaw ka kacay goob ganacsi oo ku taala Isgooyska…..

Tifaftiraha K24

Xasaasi: Dowladda mareykanka oo si cad u sheegtay in dhawaan soomalia ay ka bilaabi doonta duqeyn lagu beegsanaayo saldhigyada

Tifaftiraha K24