Somali News

Dhageyso: Korneel Rufle Axmed Madoobe Waxa uu Amar Ku Bixiyay Dilalka Odayaasha

Korneel aadam rufle oo kamid ahaa sarakiishii hore  ciidamada xooga dalka somaliyeed haatana kamid ah musharaxiinta  u tartamaya xilka maxadaxwaynanimo ee mamulka Jubbaland, ayaa waxa u eeedeen xoogleh u jeediyay madaxweynaha mamulka Jubbaland, iyo xubnaha ka amar qaata madaxwaynaha.

sidoo kale korneelka ayaa tilmaayay in Madaxwaynuhu  uu amaro  ku bixiyay in tiro odayaal dhaqameed ah in la xiro  sidoo kalana dilal ay u gaysteen  madaxwaynaha  iyo  ilaadadiisa gaarka ah qaar ka mid ah  odoyaal dhaqamwedka kasoo jeeda magaaladda kismaayo.

Deegaanada  Luuq iyo Doolow ayaa haatan waxaa ku xiran qaar kamid ah odoyaal dhaqameed kasoo jeeda magaalada kismaayo ee gobalka  Gedo  waxaana si rasmi ah loo ogeyn  cida ka dambeysa dilalka iyo xariga loo gaysanayo odoyashaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO:

 

Related posts

War Cusub: Deeq Raashin oo loogu Tala Galay Ehelada saxafiyiinta Waxyeelada soo gaadhay oo lagu wareejiyay Maamulka…..

Tifaftiraha K24

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya oo kulan ku Qabtay Toronto

Sakariye Sakariye

TOP NEWS: AlShabaab oo isaga Baxay deeganka Garacad oo shalay ay la wareegen iyo Ciidamada Puntland oo kaabiga ku haaya Deegaanka

admin