Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Dhageyso: Danjire Affey oo si xun u bahdilay Madaxda Soomaalida, itoobiya & Kenyana ku tilmaamay..

Maxamed Cabdi Afeey, wakiilka IGAD ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay difaaca eedaha badan ee Soomaalida u jeediyaan dowladaha deriska la ah dalka Soomaaliya oo la aamisan yahay iney ka dambeeyaan amni darada ka dhaceyso Soomaaliya.

Maxamed Afeey oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in IGAD ahaan aaminsan yihiin dowladaha Kenya iyo Ethiopia aysan kaalin ku laheyn burburka ka jira dalka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay iska burburiyeen dalka Soomaaliya, loona baahan yahay in shacabka la xisaabtamaan madaxdooda.

Hadalkiisa ayaa laga dheehan karay in madaxda Soomaaliyeed aysan waxba u qaban shacabkooda, lana doonayo la xisaabtan dhab ah oo lagu sameeyo hogaanka Soomaalida.

Eeda ugu badan ayuu sheegay iney leeyihiin shacabka Soomaaliya, loona baahan yahay in lala xisaabtamo madaxda Soomaalida.

Dowladaha deriska la ah Soomaaliya ayaa ciidamo ay ka joogaan dalka Soomaaliya kuwaasi oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ka socdo.

Related posts

TOP NEWS: Daawo Muuqaal” Nuxurka Doodii Maanta Xildhibaanada ay ka yeesheen Mooshin laga gudbiyay Xil ka qaadistii Madaxweynaha uu ku sameeyay Ilka Xanaf

admin

Dhagayso:- Wasiir Soocade” Geerida Wariye Cawke Waan ka Xunahay Wanu Tacsiyadaynaynaa”

Tifaftiraha K24

War Hada: Erdogan oo Eedeyn kulul kala Dul dhacay Xubin Sare oo ka tirsan Milatariga Dalka Mareykanka

Tifaftiraha K24