Somali News

Dhageyso: C/kariim guulled oo sheegay in uusan waxba ka ogeyn heshiiska lala galay itoobiya

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka jawaabay go’aanka Gollaha Wasiirada ee lagu sheegay in heshiis la saxiixay 2-dii May 2016 oo ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Federaalka Ethiopia ku heshiiyeen in ay si wada jir ah isaga kaashadaan la dagaallanka nabad-diidka iyo argagixisada si loo xaqiijiyo sugidda amniga iyo xasilloonida labada dal.

Go’aanka dawladda waxaa sidoo kale lagu sheegay in Heshiiskan ay Dowladda Federaalka u wada saxiixay Wasiirkii hore ee Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) iyo Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed.

Halkaan ka dhageyso wareysiga guulled

Related posts

Akhriso: Pentagon-ka mareykanka oo war xasaasi ah ka soo saaray weerarka lagu bur buriyay saldhig shabaab ay ku leeyihiin saakoow

Tifaftiraha K24

Shirweynihii Qurba-Joogta Puntland Oo Maanta Lagu Soo Gunaanaday Helsinki Finland (Sawiro)

admin

Top News: Dowladda Soomaaliyeed iyo weliba Al-shabaab oo loogu wadda baaqey in ay ku biiran DAACISH.

admin