Somali News

Dhagayso+Sawiro:- Haweenka Puntland ee waddamada Norway iyo UK oo deeg lacag ah soo gaarsiiyay dadkii ku dhaawacmay dagaalladii ka dhacay Gaalkacyo

Qaar ka mid ah gabdhaha Puntland ee dagan Dalalka Norway iyo Ingiriiska ayaa deeq lacag maanta soo gaarsiiyay Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo kuwaas oo ku jira Isbitaalka GMC (Dhagacade) ee Gaalkacyo.

Saciido Nuur Cawl oo lacagta loo soo wakiishay ayaa faahfaahin ka bixisay lacagta iyo meelaha ay ka kala timid, waxaana ay nogaadisay gabdha Puntland ee isku soo xilqaamay inay taakuleeyaan dadkii ku dhaawacmay dagalakii Gaalkacyo, dadkaas oo qaar ka mid ah ay yihiin danyar aan awoodin kharashaadka ku baxaya Caafimaadkooda.

Qaar ka mid ah dadka lagaarsiiyay Deeqda ayaa ka mahadceliyay lacagta soo gaartay, waxaana ay sheegeen inay ku faraxsayihiin sida gabdhaha Puntland u garb istaageen.31

1

2

4

5

6

7

8

9

11

12

13

14

15

16

Related posts

Xog: M/weyne Trump  Oo SiDeg Deg ah ugu yeeray  R/wasaare Caan Ah iyo Sababta keentay.

gurey

Dhagayso:- Gudoomiye Mungaab" Shacabka Somaliyeed Ha i Cafiyeen"

admin

Daawo Qaraxii Manta iyo Sida Loo Qabtay Intuusan Dhicin ka Hor

admin