Somali News

Dhagayso:- Xildhibaan Jeesow” Madaxweynaha iyo Wasiirka Arimaha Guda Dadka Somaliyeed ayeey Khiyaamayan”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaada Barlamanka somalia ayaa ku edeyeey Dowladda Faderaalka somalia Madaxda ugu saraysa inay madaxa isku galinayan shacabka somaliyed.

Xildhibaanka ayaa sheegay in dadka dega Gobalada Hiraan iyo shabeelaha Dhexe ee maamulka samaysanaya Madaxweynaha somalia iyo Wasiirka Arimaha Gudaha uu ay isku dirayaan.

Hoos kadhagayso codka

Related posts

Dowladda Soomala oo sheegtay in Duqeyn lagu dhaawacay Shiikh Xasan Yacquub oo….

admin

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida R/Wasaarihii hore ee Jabuuti Marxuum Barkat Gourad

admin

XOG: Ra’isul wasaare kheyre oo wasaaraddaha ugu muhiimsan u qoondeeyay maamul goboleed-yada dalka ka jira Jubbaland maxaa kusoo aaday?

Tifaftiraha K24