Somali News Top News

Dhagayso:- Xildhibaan Dalxa” Xabsiyadda Muqdisho Dad loo Xoog sheegtay ayaa Ku xiran”

Xiildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, ayaa sheegay xabsiyada ku yaallo Magaalada Muqdisho, inay ka buuxaan dad badan oo masaakiin ah, kuwaasi oo aanan waxba galabsan.

Muddooyinkii dambe waxa uu sheegay in dalka ay ku soo badanayaan dad aanan awood badan laheyn in la iska xiro oo xabsiyada la geliyo, taasina ay tahay ku takrifalka awooda Dowladnimada.

Xildhibaan Dalxa, ayaa hadalkiisa intaasi ku daray Dadka la xiraayo ka sokoow inay jirto dad badan oo guryahoodii laga qaatay, kadibna lagu abaalmariyay xabsiga in la geliyo.

Hoos kadhagayso codka

Related posts

Khadra Xaaji Geydh Oo iska Diiday Xil uu u Magacaabay Madaxweynaha Somaliland

Sakariye Sakariye

Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo Booqday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho+Sawirro

admin

Daawo: Ciidamo gaar ah oo si rasmi ula wareegay Ammaanka madaxweyne farmaajo iyo Amisom oo…

Tifaftiraha K24