Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhagayso:- Waxgaradka Gobalka Hiiraan oo ku eedeeyey dagaalka Baladweyne DFS in ay lug ku leedahay

Gudoomiyaha Guurtida gobolka Hiiraan Dacar xirsi Nuur oo lahadlayey warbaahinta gudaha ayaa sheegay dagaalada kasoo cusboonaaday gobolkaasi hiiraan inay salka ku hayaan Maamulka dhawaan looga dhawaaqayo gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe, isagoo sheegay in siyaasad weyn oo ka dambeysa dhismaha maamulkaas ay tahay wax dib u soo celiyey dagaaladan.

Dacar ayaa sidoo kale dawlada federalka Soomaaliya ku eedeeyey inaysan wax garan ah ka gaysanay joojinta dagaalkaasi waxaana uu sidoo kale fariin ugu diray waxgaradka meel ay joogaanba inay qayb ka qataan sidii colaadaasi loo joojin lahaa.

Inta la og yahay 22 qof ayaa naftooda ku weyday dagaaladii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Baladweyne, kuwaas oo u dhaxeeya Maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda gobalka Hiiraan oo aan haba yaraatee garaneyn wax u dhaxeeya.

Xiisadan ka soo cusboonaday degmada beledweyne waxaa ka horeyey isfahan waa ku saabsan goobta lagu marti galinyo shirka maamulkaasi lagu dhisayo iyo sidoo kale halka noqonaysa Magaalo Madaxda Maamulkaasi.

Related posts

DEG DEG: Hey’adda NISA oo joojisay Kulan Siyaasaddeed uu Caawa qaban Lahaa Siyaasiga C/Raxmaan Cabdi Shakuur

admin

Wasiirka A. Gudaha oo Magacaabay Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug

admin

Daawo: Wasiiradii dhawaan uu Magacaabay ra’isul wasaare kheyre oo Maanta la dhaariyay

admin