Somali News

Dhagayso:- Wasiir Cayne oo Arimo Xasaasi ah ka hadlay + Caqabadaha

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah C/Raxmaan Cali Caynte, ayaa sheegay in caqabado badan ay ka heystaan wasaaradiisa la xisaabtanka hay’adaha aan dowliga aheyn ee ka jira magaalada Muqdisho.

Ceynte ayaa sheegay in NGO-yada sababta aan si rasmi ah loola xisabtami Karin inay tahay wasaaradaha dalka ka jira oo mid walbo dan gaara wadata wuxuuna sheegay hadii qorshe ay ka diidaan wasaaradooda inay u bandhigayaan wasaarado kale oo aqbalaya qorshe walbo ay wataan hay’adaha aan dowliga aheyn.

Related posts

Muran soo kala dhex galay Trump iyo saraakiil sarsare

admin

Axmed Madoobe oo taliyaha nabadsugida maamulkiisa u magacaabay Col, Gaboobe.

admin

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Beijing

admin