Somali News

Dhagayso:- War Culus Wasiirka Amniga Puntland oo Hanjabad Hawadda u Mariyeey Gal-Mudug iyo Somaliland

Wasiirka Wasaarada Amniga iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka oo shalay Saxaafada kula hadlay Boosaaso ayaa Digiin Culus u diray maamulada Gal-mudug iyo Somaliland.

Qarjab ayaa sheegay in aysan u dul qaadan doonin in somaliland ay kusoo Xadgudubto isla markaana ay Talaabo Cad ka qaadi donaan.

sido kale Maamulka Gal-Mudug ayuu sheegay inaysa Marnaba Gor gortan kala gali doonin amaankeeda iyo Xasiloonida degaanada ay maamusho.

shacabka Puntland ayuu ugu baaqay inay iska dhiciyaan Wuxuu ugu yeeray cadowga isla markaana ay la dagaalaman cid kasto oo Gardaro wada.

Hoos kadhagayso codka

Related posts

DEG DEG: Maqaaxi laga daawanayay Doorashada Madaxweynaha oo Bambo gacmeed lagu weeraray

Tifaftiraha K24

Kooxda Ahlu suna Waljameeca oo lagu amray inay kaguuraan .

admin

TOP NEWS: Xaashi Carabey oo Madaxtooyada Cadaado ku soo Dhaweeyay Wafdi Xildhibaano ah oo ka….

Tifaftiraha K24