Somali News

Dhagayso:- Hay”ada Nabadsugida Jubbaland oo War Xasaasi ah kasoo Baxay

Afhayeenka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Carab oo Maanta Shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa u tacsiyeey Dadkii ku geeriyooday Weerar Al-Shabaab ay ku qadeen Baar Liido ee Magaalada Muqdisho.

Axmed Carab ayaa sheegay in weerarka Al-Shabaab uu yahay mid daciif ah oo ay ku qadeen Shacabka Ummadda Soomaaliya markastana ay beegsadaan Xarumaha Bulshada.

Dhanka kale Afhayeenka ayaa aad u amaanay Ciidamada Nabad Sugida Sirdoonka Qaran Soomaaliya ee Nisa sida ay ugu guulaysteen inay soo afjaraan Weerarkii daciifnimada ahaa ay Al-Shabaab ku qadeen Baar Liidio

Related posts

TOP NEWS: Kenya oo Si Rasmi ah u shaacisay Tirada Askarteeda looga dilay Weerar uu Fuliyay Nin Maxbuus ah oo…

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Dowladda Soomalia oo Sharci daro ku tilmaamtay heshiis lala galay shirkadda SKA

admin

Ismaaciil Cumar Geelle oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea

admin