Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhagayso:- Barakacayasha Muqdisho oo Maanta Bananbax Cabasho ah sameyeey

Qaar kamid ah Barakacayaasha Muqdishp ayaa sameyeey Banaanbax ay kaga cabanayan Dowladda Faderaalka iyo Maamulada Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Qoysaaskan ayaa laga saaray Guryihi ay lahayd dowladii maxamed Siyaad barre iyado lasheegay in dadkan an la siin meel ay dagaan taasna ay keentay inay Banaanbaxa.

Hoos kadhagayso codadkooda

Related posts

The Fartaag Research:- Madaxweyne Xasan Sheikh Sanado gudahood waxa uu dhacay Hal Bilyan oo Dollar.

admin

Dagaalka Sacuudiga & Iiran Ma Dagaal Suni & Shica ah Baa Mise waa Dagaal Dhaqaale?

Tifaftiraha K24

War Cusub: Maxkamadda Sarre ee Ciidanka Qalabka sida oo Xukuno kala duwan ku riday Askar Dowlada ka tirsan oo dil u geystay ….

Tifaftiraha K24