Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Degdeg: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo u geeriyooday Dhaawac xalay kasoo gaaray weerarkii Liido ” magaca Xildhibaanka”.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka galmudug Ayaa Goordhaweyd u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerarkii xalay lagu qaaday hotelkii beach Veiw ee xeebta liido ee Magaalada Muqdisho”

Xildhibaanka oo magiciisa lagu soo koobay xildhibaan bile Ayaa la xaqiijiyey in uu u dhintay dhaawac Halis ah oo xalay gaaray.

Sidoo kale waxaa wali Isa soo tareysa Khasaaraha dhimasho Iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii xalay, waxaana dadka lasoo bootiyay in ay Saaka u dhinteen dhaawacyo soo gaaray kamid ah mid kamid ah macalimiinta Jaamacadda Soomaaliya.

Related posts

Muslimiin weerar loogu geystay Sri Lanka

admin

Shirka Todobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir oo looga hadlay Amniga, Bilicda iyo Barnaamijka Is-xilqaan

admin

War cusub: Alshabaab oo saakay aroortii dagaal culus kula wareegtay deegaan muhiim ah hoostaga magaalada…..

Tifaftiraha K24