Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

DegDeg: Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax Xoogan oo goordhow  ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkeynley.

 Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari lagu soo xiray walxaha Qarxa  kaas oo lala beegsaday  Ajab shidaal oo ku yaala degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir.Dhanka kale waxay wararku intaa kudarayaan in uu Gaarigu Qarxay kadib markii uu ka degtay Ninkii watay, waxaana la sheegay in aysan jirin Khasaare ka dhashay.

Gaariga Qarxay ayaa waxaa watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaalia Sida ay  goobjoogayaal ay uxaqiijiyeen warbaahinta Xogwaran News

Related posts

Update: Shaqsi ay Aad Isugu Dhawyihiin Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku Guuleystay Kursiga Labaad ee Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Galmudug+Magaciisa

Tifaftiraha K24

SAWIRRO: Banaanbax kasocda Garoowe & Dad careysan oo hortuban Saldhiga Booliska.

admin

Dowlada Federaalka oo Kalsoonidii Ahlusunna Lumisay

nairobi