Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24

DegDeg: Gudoomiye Jawaari oo Warqado Jawaab Celin ah u diray Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayaa warqado Jawaab ah u diray Xeer Ilaaliyaha Guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir .

Aydoo uu Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu dhawaan ka codsaday Golaha Baarlamaanka Somaliya   in Xasaanadda lagala noqdo Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye iyo Xildhibaan Xasan Macallin oo uu sheegay in ay galeen qiyaano Qaran.

Related posts

Jowhar:-Xildhibaanada H/Shabeele oo yeelana Kulamo lagu ansixinayo Golaha wasiirada hirshabeele

Ahmed sudani

Fanaanka Axmed Biif oo loo diiday Bandhig faneed uu ku qaban rabay Muqdisho

admin

Akhriso: Xildhibaanno iyo siyaasiyiin Oo dowladda Farmaajo uga digay bur bur iyo dagaal sokeeye

admin