Somali News

DEGDEG: Ciidamo gadoodsan oo lawareegay Bangiga dhexe ee

Ciidamada maamulka Puntland ayaa la wareegay xarunta Bangiga dhexe ee magaalada Boosaaso, waxaana xiisad laga dareemaya magaalada, maadaama ciidamada la sheegay inay careysan yihiin.

Ciidamada maamulka Puntland ee maanta la wareegay xarunta Bangiga dhexe ayaa ka carooday mushaar la’aan heysatay ciidamada maalmihii ugu dambeeyay, waxaana ka hor inta aysan la wareegin bangiga ay rasaas ku fureen xarunta iyo agagaarkeeda.

Related posts

Xildhibaan Baadiyow Iyo Xildhibaan Magan oo ka tacsiyeeyey Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan Xuseen Warsame.

admin

Sawirro: Diyaaradihii ay soo rideen Milatariga Pakistan iyo Duuliye Nolosha lagu qabtay

Mohamed Abdirashid Abaajo

DHAGEYSO: Halkan ka dhageyso warkii habeenimo ee Radio VOS 24-11-2015

admin