Kaydka Wararka Xulka ah Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24

Deg Deg:Galmudug iyo Ahlu-suna oo gaaray Heshiis Rasmi ah oo ka kooban.

Maamulada Galmudug iyo Ahlu-suna ay gaareen Heshiis rasmi ah.

Heshiiska ayaa la gaaray waxaana hada dhiman oo kaliya in la saxiixo sida uu ku waramayo masuul ku sugan shirka oo mudug24 la hadlay.

Saxiixa kadib ayaa la filayaa in warbaahinta loosoo bandhigo nuuca heshiiska ay gaareen Galmudug iyo Ahlu-suna.

Madaxweynaha Ahlu-suna Shiikh shaakir ayaana qaatay go.aano maslaxad u ah Maamulka Galmudug iyo Shacabka Galmudug uu kasoo jeedo.

Waxaa kamid ah in Magaca Maamulka Galmudug uu noqdo mid taagan oo aan la taaban iyo in Madaxweyne Xaaf iska xaadiriyo Magaalada Dhuusomareeb halkaasi uu ku shaqeendoono.

Mudug24 ayaa xaqiijineysa in heshiis rasmi ah uu dhacay hase yeeshee nuuca Heshiiska iyo Qodobada leesku raacay lasoco waqtiyada soo socda.

Hadii Heshiiska uu dhaco kadib waxaa la filayaa in arinta labaad laga dhigo Kooxda Shabaab oo laga xoreeyo Galmudug iyo Dhismaha Xaruumaha Dowliga ee Maamulka.

 

Related posts

MUUQAAL: Daawo Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliyeed Oo Kismaayo Gaarey (Tolow maxay ka Dooneen??)

Tifaftiraha K24

Nin kufsi argagax leh hore ugu geystay Gabar yar oo saake xukun dil ah lagu fuliyay degmada…

Daawo: Maxaadan ogeyn oo maanta ay sameysay shirkadda albayrak ee gacanta ku heysa maamulka dekedda weyn ee muqdisho?

Tifaftiraha K24