Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Xaruunta Shirkada Goolis ee Garoowe oo la weeraray iyo Mas”uuliyiin sar sare oo…

War goordhow naga soo gaaray magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ay weerar ku qaaden Xarunta shirkada Isgaarsiinta Golis ee magaalada Garoowe.

Ciidamadaani ayaa la sheegayaa in goordhow ay albaabada u laaben shirkada, iyadoo halkaasi ka xiray tirro Saraakiil ah oo ka tirsan maamulka Shirkada.

Ciidamada ayaa sidoo kale shaqaalaha ku amray inay xiraan xarunta isla markaana ay u kala dareeran guryahooda.

Sababta xirista shirkada ayaa la sheegay inay tahay in maamulka shirkada aysan bixin canshuurtii lagu lahaa oo ku dhow 30%, waxaana maamulka lagu wargaliyay in furitaanka shirkada ay ku xiran tahay bixinta lacagaha canshuurta.

Ciidamo ayaa iminka ku hareereysan shirkada waxaana la diiday in shirkadaasi la furo iyadoo aan amar kasoo bixin laamaha khuseeya canshuurta.

Dhinaca kale, Maamulka Puntland ayaan weli ka hadal Xariga Shirkadda.

Related posts

Dhagayso:- Dowladda Faransiiska oo War Cusub ku dhawaaqay inay Tageerayaan somaliya Maxay ka Tageerayaan ?

admin

Dhagayso:- Xildhibaanada DFS oo Mucaaraday Hadal kasoo Baxay Wasiirka Gaashandhiga

admin

Dhagayso:- Odayaal Dhaqameed lagu soo dhaweyeey Magaalada Jowhar

Tifaftiraha K24