Somali News Top News

DEG DEG: Weerarkii Hotel Ambassador oo Dhowr Xildhibaan ay ku geeriyootay Akhri Magacyada Xildhibaanada Geeriyootay

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya ayaa waxyeelo ay ka soo gaadhay Weerarkkii lagu qaaday Hotel Ambassador.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarka ku geeriyo ilaa laba Xildhibaan oo lagu kala magacaabo Xildhibaan C/llaahi Jaamac Kabaweyne iyo Xildhibaan Maxamuud Maxamed Guure.

Xildhibaan Guure, waxeey hal Qol wada joogeen Xildhibaan Cabdulaahi Jaamac iyadoo Labada Xildhibaan ay ku dhinteen hal Goob.

Xildhibaano kale ayaa gudaha Hotelka laga soo bad baadiyay waxaana ka mid ah Xildhibaanada la soo bad baadiyay Xildhibaan ,Cabdi Xaashi Cabdulaahi,Xildhibaan ,Maxed Cumar, iyo Xildhibaan Macloow iyo kuwa kale,

Dadka la soo bad baadiyay ayaa gaarayay tobanaan ruux, waxaa ku jiray Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo dhaawac fudud soo gaaray iyo Mas’uuliyiin kale.

Related posts

Dhageyso: Xildhibaan Dalxa oo ka Codsadey Bulsha weynta ka dib weerarkii Kismaayo.

admin

War maxaa loo la,yahay wax la taliya Kenya

admin

Dhageyso: Cumar c/rashiid oo afka furtay weerar culusna ku qaaday Farmaajo muxuuse ka yiray xariga C/raxmaan?

admin