Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Shariif Xasan oo Iska Casilay Xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Kadib Cadaadis xooggan oo uu maalamahan la kulmaayay Shariif Xasan ayaa Galabta Iska Casilay Xilka Madaxweynaya Maamulka Koonfur Galbeed.

Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay in uu ka tanasulay Tartanka doorashada Koonfur Galbeed waxaana Xiliga uu is Casilaayay garab taagnaay wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka.

Jawiga magaalada Baydhabo ayaa caawa dagan waxaana hadal heynta ugu badan ay tahay is casilaadda shariif xasan.

Related posts

Top News: Xukumada Soomaaliya oo jawaab aad iyo aad u kulul siisey Somaliland.

admin

Top News : Amisom oo Duleedka Baraawe ka wada Diyaar garow ay ku qabanayso Baraawe, Jilib ila Kamsuuma..

admin

Dhagayso Barnaamijka Xulashada Kismaayo24 oo caawa xiiso gooni ah leh.

admin