Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Ra’isul wasaare kheyre oo Saacado yar kadib magacaabay Wasiirka Howlaha Guud

Muddo Saacado yar Kadib Is casilaaddii Wasiir Geesey Ra’isul Wasaare Kheyre oo Wasiir Cusub u Magacaabay Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’isul wasaaraha ayaa waxaa xilka wasaaradda howlaha guud loo Magacaabay Cabdi aaden Hoosow oo horay usoo noqday guddoomiyaha Gobolka Baay.

Kheyre ayaa muujiyay in aan loo dhutin doono shaqsi golaha wasiirada kamid ah oo booska baneeya laguna beddeli doono shaqsi kaloo booskaas kasoo bixi kara, 

Related posts

Taliska Booliska oo xiray Askar ku sugneyd bar koontarool oo ka dambeeyay dilka Taliyihii ururka…

admin

Dhagayso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland oo daah furay shirka la xisaabtanka Golaha xukuumadda

Tifaftiraha K24

Dadka reer Muqdisho sidey u arkaan Shirka Kismaayo???

admin