Breaking News Somali News

DEG DEG: Muuse Biixi oo hadda ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulka soomaliland

Madaxweynaha cusub ee maamulka soomaliland muuse biixi ayaa ku dhawaaqay liiska golaha wasiirada cusub ee maamulka soomaliland.

Liiska wasiirada cusub ayaa waxaa goordhaw warbaahinta looga aqriyay madaxtooyada maamulka soomaliland ee hargeysa.

Wasiirada waxaa ka dhexmuuqday siyaasiyiin caan ka ah soomaliland waxaana goordhaw idin soo gudbin doona liiska wasiirada oo dhameystiran insha allah

Related posts

Wax badan ka Ogaaw kaalinta Midowga afrika ee Doorashada Soomaaliya…

Tifaftiraha K24

Muuqaal: Daawo Wafdi ka socoda Maamulka Gobalka Gedo Oo Kismaayo Gaarey, Iyagoona………….

Tifaftiraha K24

War Cusub: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo Wasiir Hadliye uu kaga Qeyb Galaaya Wadanka……

Tifaftiraha K24