Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Maskaxdii ka dambeysay Qaraxyadii Saakay Muqdisho ka dhacay oo gacanta lagu dhigay

Hey’adda NISA ayaa sheegtay in Gacanta lagu dhigay Maskaxdii ka dambeysay qaraxyadii saakay ka dhacay Muqdisho iyo Ninkii Waday gaarigii labaad ee Lagu diyaariyay Nawaaxiga Daljirka Daahsoon.

NISA waxa ay sheegtay in Hoggaamiyaha Qaraxyadii Saakay uu hadda gacanta ugu jiro Ciidanka NISA qabashadiisana ay gacan ka geesteen sida NISA shaacisay dad Shacab ah oo goobta ka agdhawaa.

Hey’adda NISA waxaa ay sheegtay in Qaraxii Tiyaatartka ka dhacay lala damacsanaay bartilmaameedkiisuna uu ahaa in lagu gumaado shacabka iyo shaqaalaha dowladda ee ka qeyb qaadanaya barnaamijka Is xilqaan ee dib loogu dhisaayo tiyaatarka qaranka.

Related posts

TOP NEWS: Xasan Shiikh oo Xalay Nairobi Kulan Afur ah kula qaatay Qaar ka mid ah Xubnaha …..

Tifaftiraha K24

Akhriso: Xisbiyada siyaasadda dalka ka jira oo War-saxaafadeed wadajir ah soo saaray( Maxay ka hadleen?)

admin

Layaab :- Wariyaal si sharci Daro ah lagu xiri lahaa Maanta & Fashil kadhashay

admin