Breaking News Somali News

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo Hadda ka dhoofay Garoonka Aadan Cadde Kadib Casuumaad uu ka helay…..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhow u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta beri oo talaado ah dalka Kenya kaga qeyb gelaya Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo mar kale ku guuleystay doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaasi.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ilaa iyo 11-Hogaamiye la xaqiijiyay iney ka qeyb gelayaan xaflada dhaarinta Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Related posts

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay sii deynta Maxaabiista.

Sakariye Sakariye

WAR HADA AH: Weerar Cirka iyo Dhulka ah oo lagu qaaday Alshabaab & Ciidan Cadaan ah oo..

admin

War Cusub: Prof Jawaari oo Durbadiiba ku dhawaaqay Go’aan aad loogu riyaaqay kadib markii….

Tifaftiraha K24