Breaking News Somali News

DEG DEG: kolonyo ka tirsan Ciidamada Puntland oo Qarax xooggan lagula eegtay Deegaanka….

Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo Goordhaw qarax miino lagula eegtay buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari.

Qaraxa oo dhulka lagu aasay ayaa waxa ay la kacday Mid kamid ah Kolonyo baabuur ah oo ciidamada puntland ay wateen waxaana ka dhashay qasaaro kala duwan oo isugu jir dhimasho iyo dhaawac.

Alshabaab ayaa durbadiiba sheegtay mas’uliyadda qaraxa lala eegtay ciidamada puntland

waa weerarkii 2-aad oo 24 saacadood gudahood uu lakulmo maamulka ‘Puntland’, shalay ayay aheyd markii laba askari oo boolis ah lagu toogtay Bartamaha magaalada Boosaaso.

Related posts

Baarlamanka oo maanta cod u qaadi doona shirkadda Favori ee………….

admin

Wafdigii C/weli Shiikh Axmed Qado oo Sharaf loogu Sameeyey Deegaanka Biyo Kulule ee Bariga M.Bosaaso(Sawiro).

admin

Daawo: Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku Booqday Askarta ku soo dhaaawacantay dagaalada ka socda Deegaanada Xeebta ah ee Puntland

admin