Breaking News Somali News Top News Xulashada K24

DEG DEG: Kismaayo Ciidamo la wareegay hoolka Madaxda ay ku shir lahaayeen Xaalka oo Kacsan( VIDEO)

Iyadoo la filaayay in Magaalada Kismaayo ay isugu yimaadaan Madaxda Maamul goboleedyada ayaa waxaa soo baxaya cabsi laga qabo in uu baaqdo kulanka uu qorsheeyay axmad madoobe.

Khilaaf xooggan ayaa ka dhashay kulanka madaxda maamul goboleedyada ee kismaayo ka dhacaya waxaana la dareemaya guux xooggan oo kismaayo ka jira.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamo hubeysan ay la wareegeen howlkii lagu shiri lahaa balse weli si dhab ah looma xaqiijin ciidanka xarnta la wareegay iyo halka ay ka amar qaataan.

Axmad madoobe waxaa soo wajahay culeys xooggan oo uu kala kulmaayo shirkaan uu doonaayay in madaxda maamul goboleedyada ay kismaayo ku yeeshaan.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

Related posts

DEG DEG: Ilaa 13 wasiir oo goordhaw ku dhawqaaqday in ay is casishay kadib markii ay sheegeen in madaxweynaha uu….

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Maskaxdii ka dambeysay Qaraxyadii Saakay Muqdisho ka dhacay oo gacanta lagu dhigay

admin

Ciidamada Amisom oo gabi ahaan la wareegay Ammaanka Xarunta Baarlamaanka Maxaase Hadda socda?

admin