Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Guddoomiye ku xigeennada Baarlamaanka oo kasoo horjeestay Mooshinka Madaxweynaha laga keenay

Guddoomiye Ku Xigeennada Baarlamaanka Federaalka ayaa si Wadajir ah uga soo horjeestay Mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo ee uu qabtay Guddoomiye Mursal waxaana ay Sheegeen in guddoomiyaha uu Xanaaq dartiis uu Mooshinkaan u qabtay weliba si sharci darro ah.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa ku macneeyay sababta aan laga keeni karin mooshin Madaxweynaha in aysan jirin Maxkamad Dastuuri ah.

Guddoomiye ku xigeenada waxa ay sharci daro ku tilmaameen mooshinka uu guddoomiyaha qabtay.

 

Related posts

Dhagayso+Sawiro:- Shacabka iyo Waxgaradka Gobalka Sanaag oo Diiday Nidaamka 4. 5

Tifaftiraha K24

SAWIRO: Amiir Sucuudiyaan oo Xorriyaddiisa ku iibsaday lacag ka badan Hal bilyan oo Doolar…

admin

Daawo: Kulan Muhiim ah oo dhexmaray maareeyaha garoonka Diyaaraddaha Kismaayo iyo wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya

admin