Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KFG, ku xigeenkiisa iyo 11 Xubnoo oo Is Casishay

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka, ku xigeenkiisa iyo ilaa 11 Xubnood oo Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ah ayaa Is casishay.

Xubnahan is  casilay ayaa  ku macneeyay sababaha ay isku casileen arrrimo la xiriira farogelin lagu hayo doorashada Koofurgalbeed.

Is casilaadda xubnahaan guddiga doorashooyinka ayaa waxaa la sheegay in uu ka dambeeyay shariif xasan oo kaarta culus la ciyaaraya musharixiinta doorashada kula loolameysay.

Warar madax banaan oo goor sii horeysay soo baxay ayaa waxa ay sheegayeen in shariif xasan qudhiisa uu ka tanasulay musharaxinimada doorashada koonfur galbeed.

Related posts

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii ku Timid Marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle

admin

Tahriibayaal caruur ay ku jiraan oo laga soo bad baadiyay badda Mediterranean.

admin

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u dhoofaya Dalka Mareykanka 

Ahmed sudani