Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

DEG DEG: Furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamanka oo markale Baaqday Maxaase sababay In uu baaqdo Xog Rasmi ah…

Iydoo Gudoonka Baarlamanka uu Shalay ka dhaawijiyay in kalfadhiga 8aad uu Maanta Furmi doono ayaa warar hada soo baxaya waxa ay sheegayan in Furitaanka Kalfadhiga Baarlamanka uu Markale dib u dhacay .

Maanta oo axad ah ayaa lagu madalsanaa in Kalfadhiga u furmo maadama horay uu u baaqday 5 bishaan aynu guda jirno waxaana Gudoonka Golaha Shacabka Shalay uu fariin u diray Mudanayaasha Baarlamanka in ay soo xaadiraan Furitanka Kalfadhiga 8aad ee maanta furmi lahaa hasa yeeshe Baaqday.

Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka ayaa soo xaadiray xarunta Golaha Shacabka mudo markii la joogay ayaa gudoonka golaha Shacabka waxa uu sheegay in uu baaqday Furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamanka balse gudoonka golaha wax sabab ah ma sheegin oo u baaqday Furitaanka Kalfadhiga Balse waxaa loo maleynaya in Furitaanka uu ka soo qeyb gali lahaa Madaxweyne Xasan shiikh oo isna maanta ka furam Muqdisho shir looga tashanaayo Arimaha Doorashooyinka Dalka kaasi oo ay ka qeyb galayan Masuuliyiint Maamulada Dalka ka jira.

Related posts

Deg-deg: Ganacsade Caan ah oo Caabudwaq lagu diley

admin

Sawirro:- Madal ay kumideysanyihiin xisbiyada dalka oo magaalada Muqdisho looga dhawaaqay

admin

Dhagayso:- Gen Fartaag ” Germany Waxaay naga Caawinayan Dhaqan Celinta Mlashiyaadka Shabaab Qaldeen”

Tifaftiraha K24