Breaking News Somali News

DEG DEG: Dab xoogan oo goordhaw ka kacay goob ganacsi oo ku taala Isgooyska…..

Wararka aynu hada ka heleyno isgooyska dabka ee magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in goordhaw uu halkaasi ka kacay dab xoogan.

Dabka ayaa la sheegay in uu ka kacay goob ganacsi oo ku taala isgooyska dabka gaar ahaan dhinaca xigta dagmada waabari ee gobolka banaadir.

Goobta uu dabka kacay waxaa hada usoo gurmaday baabuurta dab damiska oo la tacaalaya sida aanu dabkaan ugu sii fidi laheyn goobaha kale ee ka agdhaw.

Ciidamada boolsika ayaa goobta la geeyay iyagoo sugaaya ammaanka .

Related posts

Top: Axmed Madoobe oo ka hadlay  Dhibka Heysta Soomaalida Dhadhaab & R/Wasaare CCC oo runta arkay.

admin

Booliska Jabuuti iyo Tageerayaasha Mucaaradka Jabuuti oo isku dhacay +Sawiro

admin

Dhagayso:- Madaxweynaha Jabuuti oo kenya ka dalbatay inaysan Somaalida dhibaatayn

admin