Somali News Top News

DEG DEG: Daawo Sawirro Gaari Qarax laga soo Buuxiyay oo Goordhaw lagu….

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa SONNA u sheegay in Taliska NISA uu gacanta ku dhigtay gaari noociisu yahay gaarib kaa soo lagu soo xiray Qarax, islamarkaana la soo dhigay Iskuulka Xaawo Taako ee Dagmada Xamarwyne  Hortiisa Una dhaw Saldhiga Afar-irdood .

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada ay ku guuleesteen fur-furidda Qarixii laga soo buuxiyay gaarigaas ,Kaa soo kooxda Argagixisadu ugu talagashay in ay wax yeelo ku gaarsiiyaan shacabka soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan .

Ciidamadda Amaanka qaranka soomaaliyeed ayaa Har iyo Habeen waxay dadaal ugu jiraan ka hortaga weerarada kooxaha caadeestay daadinta dhiiga Umadda Soomaaliyeed.

 

14079895_992512914194832_5873948902020241130_n 14088519_992512854194838_3421553736232241425_n 14089269_992512737528183_1158124724919402313_n 14117683_992512927528164_399996725369290241_n 14117685_992512700861520_4966211516592632527_n 14117722_992512654194858_7801269188371174137_n 14117794_992512764194847_8588606425604660814_n 14141953_992512827528174_8928752210653492076_n 14192059_992512887528168_5464111089786300029_n

Related posts

Dhagayso:- Cudurka Shubanka soo Ritay Caruurti ka qaxday Dagaaladi Gaalkcyo.

Tifaftiraha K24

BREAKING: Maxkamdeyntii Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur oo Dib lo dhigay ( Ogoow Sababta )

admin

Madaxweyne Waare oo kulan la qaatay Xildhibaanada Dawladda ee Hirshabeele laga soo doortay

Ahmed sudani