Breaking News Somali News Top News

DEG DEG: C/kariim Guulled oo Goordhaw Cadaado ka dagay iyo Xaalad Kacsanan ah oo lasoo sheegaayo

guuleed

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayan in Xiisad kacsanaan ah ay ka taagantahay Gudaha Magaalada Cadaado Kadib Markii Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi uu goordhaw Halkaasi ka dagay.

C/kariim Guulled oo shalay Xilka ay ka Xayuubiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Maanta diyaarad ku tagay Magaalada Cadaado waxaana Hada uu ku suganyahay Madaxtooyada Magaalada Cadaado.

Kulamo Xasaasi ah ayaa waxa ay ka socdaan Madaxtooyada Shirar gaar gaar ah ayuuna Guulled ka wadaa Madaxtooyada Cadaado.

Xiisad ayaana hada laga dareemaya Cadaado taasi oo u dhaxeysa C/kariim Guulled iyo Xildhibaanadaii shalay Mooshinka ka keenay Madaxweynaha kadibna Xilkii ka qaaday.

Related posts

DEG DEG: Ajaaniib qaba dhaawacyo halis ah oo la geeyay Gaalkacyo.

admin

Daawo: Maxaad kala socotaa Xaalada Caafimaad Abwaan C/laahi Ciise Sangub oo La dhigay Cisbitaal ku yaala Magaalada…..

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Madaxweyne Xasan sheekh oo Xaaladu ku Adagtahay & isagoo sheegay inuu la Fariisanayo Xildhibaanada mooshinka ka keenay

admin