Breaking News Somali News

DEG DEG: Biriq xoogan oo khasaaro nafeyd geesatay ayaa ku dhacday deegaan lagu magacaabo……

Wararka aynu ka heleyno dagmada afgooye ee gobolka shabeellada hoose ayaa waxa ay sheegayan in biriq ay ku dhacday deegaan lagu magacaabo Cumar Beere oo afgooye hoostagta.

Biriqda waxa ay ku dhacday meel banaan ah oo caruur yar yar ay ku ciyaarayeen xili roob uu da’ay waqti yar un ka hor.

Inta la xaqiijiyay biriqda waxaa ku geeriyooday hal qof sidoo kalana ay ku dhaawacmeen dad kaloo badan.

Dadka deegaanka Cumar Beere ayaa warbaahinta u sheegay in biqirda ay dhulka gashay waxyeelana ay dad rayid ah ka soo gaadhay.

Xiliyadda ay da’aan roobabka waxaa inta badan biriq ay ku dhacdaan deegaano iyo dagmooyin ka tirsan gobollada dalka soomalia.

Related posts

Maqaal: R/W Abdiweli xalkii Kismaayo ma waxa uu noqday Barre u diid Kismaayo oo kusoo dhawee Qunsul KUKUYO?

admin

Sawiro: Beelo mudo colaadi u dhaxeysey oo lagu heshiisiiyey Deegaanka Dhabad ee Gobalka Galgaduud.

admin

Maamulka Hirshabeele oo ka horyimid habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha.

admin