Somali News

Dalka Qatar oo diyaarad sida gargaar caafimaad u soo dirtay Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaarto diyaarad ay leedahay dowladda Qatar.

Diyaaradan ayaa Qatar u qaadi doonto qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Muqdisho, waxaana socda diyaar garoowii ugu dambeeyay ee lagu qaadi lahaa dadkaas.

Sidoo kale Gudiga gurmadka deg dega ah oo ay dawladda u xilsaartay qaraxii Ex-Koontarool ayaa ku howlan sidii ay  u soo saari lahaayeen dadka qaba dhaawacyada Culus ee u baahan in dalka dibadiisa xaalad Caafimaad loogu qaado.

Related posts

Sawirro: Saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo maanta tababar loogu soo xiray magaalada muqdisho

admin

Daawo: Sareeye Guud Bashiir Goobe oo ku sugan Magaalada Doha ayaa la kulmay Taliyaha Xabsiyadda Dowladda Qatar

admin

Madaxweynaha Qaranka Somaliya Mudane Farmaajo oo Magaalada Adis Ababa kula kulmay Madaxa.

admin