Somali News

DAAWO: Yaa hortaagan soo saarista Shidaalka Somaliya?

Faarax Macalin ayaa sheegay in saddex aqoonyahan oo ka shaqeynayay Wasaaradda Batroolka lagu sameeyay shaqo joojin, isagoo si gaar ah ugu eedeeyay in Wasiirka Batroolka uu shaqada ka fariisiyay saddexdaas xubnood, isla markaana rag kale la soo geliyay shaqada

Sidoo kale waxaa uu xusay in dowladda Soomaaliya ay aheyd inay ka dhega fureysato dalalka diidan, isla markaana ay sii wadaan arrimaha shidaalka soo saarista Soomaaliya.

Sidoo kale faaraxa macalin ayaa sheegay in Soomaaliya ay heysato illaa 280 Block oo shidaal ah, balse 53 ka mid ah lagu sameeyay sahan, lana xaraashay, waxaana uu xusay in la isku haayo oo kaliya 3 Block.

Related posts

TOP Daawo:- Sawirada Al-Shabaab oo Meydadka Ciidamada Kenya soo Bandhigtay Kuwaas oo lagu Dilay Ceelcade

Tifaftiraha K24

Gudoomiye Yariisoow Oo Afka Furtay Beeniyana Arin Reer Muqdisho wada Arkaan & Hanjabaad Uu Udiray…

Mohamed Abdirashid Abaajo

TOP NEWS: Dhageyso Kulamo xasaasi oo xalay Jowhar ku dhexmaray Wasiir Odowaa iyo ergada Shirka ka qeyb galeysa Maxeysa ka wada haldeen ? + Sawirro

Tifaftiraha K24