Somali News

DAAWO XOG CULUS: Doodii Ugu Kululed Khilaafka Cirka Galay ee Kenya & Somalia Waxa Ka Dhalan Karo

Kulanti Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha kismaayo24.COM kuna soo dhawaada dood adag oo salka ku hayso khilaafka sii xumaanaya marba marka ka danbeysa ee u dhaxeya dowladaha Kenya iyo Somalia, hadii aan xal laga gaarin maxa dhici kara, khilaafku ma yahay mid saameyn doona shacabka iyo ganacsiga labada dhinac, arimaas iyo arima kale oo xasaasi ah ayaa looga dooday, in kastoo dowlada Kenya ay hadana soo saartay go’aan cusub.

Related posts

Donald trump iyo warbaahinta dalka mareykanka oo madaxa iskula jira kadib markii ay….

Tifaftiraha K24

Madaxweyne kuxigenka Galmudug oo Tababar u furay Ciidamada Cusub ee Boliska Galmudug

admin

Daawo: Ma dooneysaa in aad wax badan ka ogaato nolashadda gaarka ah ee Mudane Farmaajo, Daawo muuqaalkan!!!.

admin