Somali News Top News Xulashada K24

Daawo: Xildhibaan Fiqi Adkeysi Yaraa Sida uu xanaaqay wuxuu ku sigtay in uu Dagaalamo

Xildhibaan Xuseen Hussein Idow oo Golaha shacabka ka hor hadlay doodii amniga ayaa si kulul u weeraray xildhibaan fiqi isagoona gaarsiiyay in uu xanaaqo oo uu buuq la istaago xarunta golaha shacabka.

” Ninkii isaga 18 bilood ah Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka la wareeray Madaxtooyada dalka, Maxkamada dalka ugu sareeysa, Golaha Baarlamaanka, la dilay 13 Xildhibaan, ayaa indho-adeeygiisa inta halkan soo istaagay doraad ku doodaya hal Xildhibaan oo naga dhaawacmay” ayuu yiri Xildhibaan Iidow.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka oo aan caadi aheyn

Related posts

Ilhaan Cumar oo ka Hadasay Eedeymo Lagu Sheegay Inay Tahay Yuhuud-Naceyb

admin

XOG: Mudanayaasha Baarlamaanka oo ka horyimid Shirka Madasha wadatashiga ee dhawaan la filaayo inuu ka furmo Magaalada Kismaayo.

admin

War Cusub: Wasiir Maareeye”” Aniga Hadalka Waan Dhahay Laakin Warbaahinta ayaa si qaldan u Fasirtay”‘

Tifaftiraha K24