Breaking News English News Kaydka Wararka Xulka ah Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News

DAAWO: waxyaabaha ka dhalankara Hishiiska dekada Berbera ee shirkada DPWorld

Senator Jurile ayaa si adag kaga hadlay Heshiiska saddex geesoodka ah ee dhexmaray Somaliland,Itoobiya iyo Shirkadda Dp World.

Xildhibaanka Aqalka sare oo maanta ka hadlayay kullan ay isugu yimaadeen Golaha Aqalka sare ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la ogaado waxa Itoobiya ku yeelatay saamiga 19% dekad iyada aysan lahayn,wuxuuna sheegay iney leedahay saameyn dhaqaale.

Senator Jurile ayaa sheegay in walaac badan uu ka jiro Heshiiskaasi loona baahan yahay si degan loo eego si Arrimahaasi wax looga qabto.

Related posts

War Cusub: Maxaad kala socotaa Sababta Alshabaab loogu gacan galiyo Deeqaha Dowlada Ingariiska ay siiso Soomaliya??? Warbixin kashifaad ah

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Maxaa ka soo baxay Kulan xasaasi ah oo Garoowe ku Dhexmaray Danjire Keating iyo Madaxweyne Gaas??+Sawirro

Tifaftiraha K24

Doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo Kismaayo lagu wado inay ka dhacado

Ahmed sudani