Somali News Top News

Daawo: Wasiirada iyo Xildhibaanada Beesha Celi ee ka tirsanaay Maamulka Galmudug oo Dhamaantood ku dhawaaqay in ay Is Casileen

Magaalada Cadaado waxaa Maanta shir jaraa’id ku qabtay Dhamaan Wasiirada iyo Xubnaha ka soo jeeda Beesha Celi ee ku Abtirsata Beesha Sade waxaana Dhamaan Wasiiradii iyo Xildhibaanadii Beesha Celi Ee Ka Tirsanaa Maamulka Galmudug ay sheegeen in ay Is Casilaan.

Wasiiradaan iyo Xildhibaanadaan ayaa Waxa ay Galmudug Masuuliyiinteeda ugu sareeyso ku eedeeyen in Dhac iyo Boob aan Gambasho laheyn u geesteen Kursiga Beesha ay ku laheyd Aqalka Hoose.

Halkaan Hoose ka Daawo Shirka Jaraa’id ee Cadaado ay ku qabteen

Related posts

Daawo: Maxaadan ogeyn oo madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee jubbaland uu kismaayo ka furay?

Tifaftiraha K24

WAR CUSUB: Ciidamada Booliska Soomaliland oo Hargeysa ku qabtay Shaqsiyaad lala xiriirinayo in ay ka tirsanyihiin kooxda Alshabaab

Tifaftiraha K24

Daawo: Maxaadan Ogeyn oo ka soo Baxay Kulankii dhexmaray Duqa Muqdisho iyo Madaxda Midowga Afrika iyo Amisom?

admin