Somali News

DAAWO: Wariye Coldoon Oo Bixiyay Jawaab Lama Filaan Isla Markana Cadeyay Sababta Jig-Jiga u Jooga

Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo wariyaasha la hadlaya ayaa jawaaab adag ka bixiyay hadal dhawaan aksoo yeeray gudoomiyaha ururka saxaiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamud Jaamax Xuutow oo horay u sheegay in wariye Cabdimaalik Muuse Coldon usan Somaliland uga maqneyn dhibaata loo gesto.

Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa si cad u sheegay inuu Somaliland kaga tagay cabsi iyo hanjbaado loo soo diray isla arkaana ciidama ay tagen hoygii u ka degaan magaalada Burco ka hor inta aanu u bixin magaalada Jig Jiga.

Related posts

BREAKING: Mas’uul ka tirsan dowladda oo lacag uu xaday darteed xabsi loo dhigay

admin

Daawo Hay,ada Xabeed Mental Foundation oo Tababar u furtay Cisbitaalka dhimirka ee Dagmada Cabudwaaq.

admin

Booliska Scotland oo shegey in ay heleen qori lagu diley nin Somali ah

admin