Arimaha Bulshada Somali News Top News Xulashada K24

Daawo: Warbixin ku saabsan Socdaalkii ay Gobolka Gedo ku tageen Wafdigii uu Hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhigga janaraal Diini

Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Gaashandhigga Janaraal Cabdulqaadir Shekh Cali Diini ayaa shalay gaaray Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo.

Wafdiga Wasiirka Waxaa kamid ahaa Wariye Shaafici Cabdinuur oo Warbixintan soosoocta ku eegaya Socdaalka Wafdiga wasiir Diini iyo waxyaabihii ay lasoo kulmeen

 

Daawo Wanaagsan

Related posts

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Dhexmaray Raisul Wasaaraha Yahuuda iyo Madaxweyne Xasan Shiikh???? Xili Dowlada federaalka ay….

Tifaftiraha K24

Xildhibaano ka hor yimi shaqo joojintii lagu sameeyay wariye Jaamac Deperani

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Wasiirka amniga gudaha oo goordhaw qarax lagula eegtay duleedka dagmada…..

Tifaftiraha K24