Somali News

DAAWO WAR CULUS: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inuu dalka ku jiro xaalad degaal kuna baaqay…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay lamaaha amaanka dalka, hay’adaha gurmadka deg dega, howl wadeenada caafimaadka iyo maamulka gobalka Banaadir ayaa ka hadlay weerarada argagaxiso ee ka dhaca Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyay kaalintii laga wada geestay gargaarkii loo fidiyay dadkii birimageydada ahaa ee waxyeladu kasoo gaartay weerarkii argagixiso ee dhawaan ka dhacay wadada Maka Al. Mukarama.

Related posts

Daawo: Heestii Baargeel iyo fanaankii Nasteex Saciid

admin

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Cod Aqlabiyad leh ku ansaxiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2019ka

admin

Dhageyso:-War culus Wasiirka Warfaafinta Jubba "Qunsulka Cusub ee Kenya wuxuu soo kordhinayaa Xiriirka labada dal ee Jubbaland iyo Kenya"

admin