DAAWO: Shiikh Shaakir oo ka Hadlay Khilaafka Galmudug ee la baahiyay iyo Cida ka danbeesa.

0

Madaxa xukuumada Galmudug sheikh Maxamed Shaakir oo matabaan wariyaasha kula hadlay ayaa beeniyay in qilaaf u soo kala dhax galay madaxda ugu sareysa Galmudug xilli maalmihi ugu dambeysay ay soo baxayeen warar sheegay in uu qilaaf uu soo kala dhax galay hogaanka Galmudug .