Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Daawo Sawirro: Shir looga hadlaayo Ammaanka Deegaannada Galmudug oo Lagu soo gaba gabeeyay Dhuusamareeb

Shirkaan looga hadlayey Amniga Deegaanada Galmudug, ayaa lagu Soo gabagabeeyey Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, waxaana ka
soo qaybgalay Xubno ka tirsan Qaramada Midoobay, waxa ayna ka kala
socdeen Turki, Jabuuti, AMISOM iyo UNSOM oo ah Xafiiska Qaramada
Midoobay Siyaasada u qaabilsan Soomaaliya, Waxaa isna Goobjoog ahaa Agaasimaha Wasaarada Gaashaan dhigga Soomaaliya

Shirka ayaa laga soo saaray Qodobo dhowr ah ayna ka mid ahaayeen
xoojinta Ammaanka, Xoraynta Deegaanada Galmudug ee Alshabaab ku
sugan yihiin iyo ka gun gaarida Qorshaha Amniga Galmudug .

Saraakiisha ka kala socotay UN-ka iyo Wadamada daneeya Ammaanka,hi ayaa
waxa ay kormeeray Saldhiga Booliiska Dhusamareb iyo Xarunta la filayo
in UN-ku Xafiis kooda ka samaystaan .

Related posts

Maxamed Mursi oo lagu xukumay dil toogasho ah

admin

XOG CULUS: Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka oo fashil qarka usaaran..[MAXAA CUSUB?]

Tifaftiraha K24

Daawo: Madaxweyne Maxamad C/llahi farmaajo oo khudbad qiirad leh jeediyay

Tifaftiraha K24