Somali News Top News

Daawo Sawirro: Boqor Burhaan oo Qardho ku soo dhaweeyay Waxgarad iyo Salaadiin ka qeyb galeysa Shirka ka Furmi doono Magaalada Qardho

Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar waxaa kusoo qul qulaayo Salaadiin Oday dhaqmeed Abwaaniin iyo Masuuliyiin kale oo lagu Casuumay ka qeyb galka Shirka la isugu keenaayo odayaasha dhaqanka iyo waxgaradkaa soomaaliyeed ee guud ahaan dalka ku nool.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Qardhow ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay wufuud kala duwan oo meelo kala duwan ka timaaday kuwaasi oo Qardho shirka uga qeyb gali doono .

Boqor Burhaan ayaa Garoonka ugu tagay Waxgaradka kuna soo dhaweeyay Magaalada Qardho ee Gobolka karkaar.

Halkaan Hoose ka Daawo sawiradda

2-37 4-35 5-35 6-31 7-22 8-18 9-13 10-6 11-1012-7 13-3

Related posts

Qaax ka bilowday Magaalada Baardheere iyo huwanta oo 3 gees ka soo dagay..

admin

Dhagayso:- Xildhibaan Dalxa” Xabsiyadda Muqdisho Dad loo Xoog sheegtay ayaa Ku xiran”

Tifaftiraha K24

Shirka Amniga Qaranka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho iyo madax badan oo ka qeyb galaysa

Sakariye Sakariye