Somali News

Daawo Sawirrada: Booliska Dalka Jarmalka oo Baaritaan ku Bilaabay Masaajidada Wadankaasi ku yaal

Ciidamada Booliska dalka Jarmalka ayaa waabarigii saaka bilaabay weeraro ka dhan ah masaajidda, guryaha iyo xafiisyada ee toban ka mid ah gobalada dalkaasi , iyada oo dawladda ay mamnuucday koox lagu eedeeyay inay isku dayeen in ay u qoraan dagaalyahano kooxda ISIS, sida ay sheegtay wasaarada arimaha gudaha dalkaasi.

Afhayeenka wasaaradda ayaa tilmaamay in ururka DWR ‘True Religion’ Diinta Runta’ ay yihiin shabakad abaabulan oo la shaqeysa xarakada ISIS, inkasta oo uu sheegay inaysan jirin cadayn muujineysa inay gaar ahaan qorsheeynayeen weerarro .

Wasiirka Arrimaha Gudaha Thomas de Maiziere ayaa rumeysan in kooxdu ay jebiyeen dastuurka dalka iyo in ay huriyeen nacayb.

Ma jirin ilaa haatan wax hadal deg deg ah oo kasoo baxay kooxda la eedeeyay.

German special police leave a house in Bonn November 15, 2016.    REUTERS/Wolfgang Rattay

German special police leave a house in Berlin November 15, 2016.      REUTERS/Pawel Kopczynski

download

German police cars stand in front of a house in Berlin November 15, 2016.  REUTERS/Pawel Kopczynski
German police cars stand in front of a house in Berlin November 15, 2016. REUTERS/Pawel Kopczynski
German special police leave a house in Bonn November 15, 2016.   REUTERS/Wolfgang Rattay
German special police leave a house in Bonn November 15, 2016. REUTERS/Wolfgang Rattay
German special police guard a house in Berlin November 15, 2016.   REUTERS/Pawel Kopczynski

German special police leave a house in Bonn November 15, 2016.   REUTERS/Pawel Kopczynski

Related posts

Top News: Waa Sidee Xaaladda Gobalka Mudug Kadib Dagaaladii Shalay Ilaa Daradaa (War Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Tifaftiraha K24

Top News: Somaliland Doorashooyinkoodii Oo Iyaguna Arin Muhiim Ahoo Cusub Aan Idinkaga Wadno (Tolow Maxay Tahay???)

Tifaftiraha K24

Wasiir Odawaa”ma la aqbali karo sii socoshada Dagaalka Baledweyne”

Tifaftiraha K24

3 comments

Comments are closed.