Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Daawo Sawirada: Munaasabad lagu daahfurayay Isbitaalka Degmada Balanballe oo lagu Qabtay Gudaha Degmadaasi.

Munaasabad lagu daah furayay Isbitaalka guud ee degmada Balanballe oo Wasaarada Cafimaadfka ay ku kordhisay dhismihiisa qaybo muhiin ah, iyadoo kaashanaysa hay’adaha UNDP, UNICEF iyo IMC.ayaa maanta waxaa ka qayb galay mas,uuliyiin kale duwan.

Gudoomiye Ku-xigeenka degmada Balanbal Cabdirisaaq Axmed Xalane oo xariga ka jaray isbitaalka qaybaha lagu kordhiyay ayaa waxaana uu  sheegay in ay farxad wayn u tahey horumarka lagu sameeyey isbitaalka.guud ahaan Bulshada deegaanka.

Xuseen Farey oo ah Madaxa Caafimaadka degmada Balanbal oo ka hadlay munaasabdaan ayaa tilmaamay doorka ay ku leedahay Dawladda gaar again Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Shamis Jaamac Yuusuf oo u hadashey qaybaha  bulshada balanbal ayaa ka madcelisay Waxqabdka lagu sameeyay Isbitaalka degmada, waxaana ay sheegtay in ay qayb ka qaadan doonaan horumarka laga wado degmada.

Isku Duwaha  Wasaarada Cafimaadka ee Gobolka Galgaduud Cabdixakiin Guhaad Diiriye ayaa gaba gabadii waxaa uu sheegay in Wasaarada caafimaadka ay ka go’an tahay in sanadkaan 2016  ay gaarsiiso caafimaadka guud ahaan dalka, isla markaana xarumaha cusub ee lagu soo kordhiyay loogu adeegi doono bulshada.

DSCN6344 DSCN6347 DSCN6356 DSCN6366 DSCN6373 DSCN6377 DSCN6379 DSCN6383 DSCN6390 DSCN6393 DSCN6395 DSCN6401 DSCN6405 DSCN6411 DSCN6416

 

C/kariin Axmed Bulxan Balanbal/ Galmudug

Related posts

Akhriso: Shan qodob oo madaxweyne Farmaajo looga baahan yahay in uu si deg deg ah wax uga qabto

Tifaftiraha K24

Top News: Shir looga hadlaayo Iskaashi dhexe mara Maamulka Gedo iyo Dowlada Kenya oo Mandhera ka socda..

admin

Hay,adda Shankaroon Foundation oo dhagax dhigey Balaarinta Qeybo ka mid ah Isbitaalka Baardheere(Sawwiro iyo dhageyso)

admin