Arimaha Bulshada Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Farmaajo oo Ankara kula kulmay Xasan Sheikh”Maxay ka wada hadleen?”

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

“Waxaan maanta kula kulmay magaalada Ankara Madaxweynihii hore Mudane Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaanu iska wareysannay horumarka, fursaddaha iyo caqabaddaha horyaalla dalkeenna, annaga oo isla qaadannay ahmiyadda ay leedahay iskaashiga iyo wada shaqeynta madaxda haatan iyo kuwii hore ee dalka si loo xaqiijiyo mustaqbal barwaaqo u horseeda dadkeenna” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana uu u degan yahay dalka Turkiga.

Related posts

DEG DEG: Musharixiin Culus oo ka haray Wareega Labaad ee Doorashada Kadib Markii ay Tanasuleen+Magacyadooda

Tifaftiraha K24

Muuqaal: Daawo Maxaadan Ogeyn Oo Ka Cusub Magaaladda Kismaayo???

admin

Wafdi ka socda Midawga Yurub iyo Dowladda federaalka oo Kismaayo gaaray

admin